Casharka kalfadhiga 6/19

Bogga 4/4 Qorshe hawleed: Waxyaabaha la sameeyo ka hor fadhiga soo socda

Qorshe hawleed: Waxyaabaha la sameeyo ka hor fadhiga soo socda

U fiirso oo qor, ama isticmaal moobilkaaga ama kamarada si aad u duubto: sida aad ugu shaqeyso hawl maalmeedka wax ku oolka ah. Fiiri fiidiyowga oo kala hadal sida aad ula xiriiri karto carruurta inta aad qabanayso shaqada dhabta ah. U fiirso oo ka hadal sida aad mararka qaarkood ugu heli karto shaqo la taaban karo oo ugu muhiimsan, iyo sida aad mararka qaarkood u aragto in xiriirku uu shaqeeyo ugu muhiimsan xaaladaha kala duwan ee maalintii.

Kuwan soo socda ayaa tusaale u ah waxaad samayn karto  kal fadhiga xiga ka hore.

Dooro mid ka mid ah kartida oo ka hadal sidaad u horumarin lahayd shaqada ilaa casharka soo socda:

  • Dooro mid ka mid ah karti-xirfadeedka oo ka hadal sidaad u horumarin lahayd shaqada ilaa casharka xiga.
  • Go’aanso dhaqamada aad isku dayi doonto inaad si ka sii fiican u qabato iyo wakhtiga maalinta aad samayn doonto.
  • Qorshee sida aad u daawan doonto ama aad muuqaal u duubi doonto horumarkaaga. Ka bilow inaad u fiirsato dhaqankaaga caadiga ah iyo sida carruurtu uga jawaabaan, ka dibna dhaqamadaada cusub iyo sida carruurtu uga jawaabaan.
  • Qor waxaad ka wada hadasheen oo aad go’aansateen inaad samaysaan. 

 

Waad ku mahadsan tahay danayntaada, nasiib wacan ilaa inta laga gaadhay kalfadhiga xiga!