Casharka Kal fadhiga 2/19

Bogga 1/4: laga soobilaabo Qoyska dhabta ah ilaa qoyska daryeelka barbaarinta: u badalista gurigaaga goob shaqo.

Laga soo bilaabo qoyska dhabta ah ilaa ilaa qoyska daryeelka barbaarinta: ka dhigida gurigaaga goob shaqo.

Kartida la adeegsanayo:

  • Khariidaynta qiyamka togan ee qoyska barbaarinta.
  • Si loo abuuro wacyigalin ku saabsan sida qiyamkaani u yihiin qalabka horumarinta xirfada daryeelka barbaarinta.
  • U diyaarinta xubnaha qoyska doorkooda cusub.

Dulucda casharka kalfadhiga:

Casharkan tabobarka waxa aad ka shaqayn doontaa habka ay ku noqon lahayd goob daryeel oo xirfad kudheehan tahay iyo helida kartida xirfadeed ee nolosha qoyskaaga.

Ujeedooyinka Casharka kalfadhiga:

Hadafka ugu weyn ee casharka kal fadhigani waa in la qiimeeyo qiyamka qoyska kuwaas oo noqon doona kartidaada xirfadeed ee hawsha aad ku noqonayso qoyska daryeelka korinta.