Casharka kalfadhiga 12/21

Bogga 1/3 La shaqaynta maamulka

La shaqaynta maamulka

Kartida la adeegsanayo:

Abuurista xiriir xirfadeed oo lala yeesho mas’uuliyiinta.

Dulucda casharka:

Casharkan tababarka waxaad ka shaqayn doontaa abuurista xidhiidh togan oo aad la yeelato maamulka: shaqaalaha bulshada, kormeerayaasha iyo maamulayaasha qoyska korinta.

 

Ujeedooyinka  Kal fadhiga:

Hadafka fadhiga waa in la fahmo doorarka maamulka iyo la-taliyayaasha kuwaas oo ah loo-shaqeeyahaaga. Sidoo kale, si aad ula xidhiidho ururada qoyska korinta ee deegaanka.

Isku xidhka  IFCO (Ururka Daryeelka Barbaarinta  ee Caalamiga ah) www.ifco.info