Casharka kalfadhiga 11/19

Bogga 4/4 Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo casharka kan xiga ka hor.

Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo casharka kan xiga ka hor.

    • Fadlan qor fikradaha iyo fikradaha aad ka heshay markaad tan akhrinaysay. Haddii ay suurtagal tahay, kala hadal iyaga waalidiinta korinta ee kooxdaada iyo macalinkaaga.
    • Qor qorshe sida aad u shaqayn doonto ka hor inta aanad bilaabin casharka xiga.
    • Samee qorshe sidaad u maareyn lahayd xiriirka bulsho ee waalidka dhalay.
    • Haddii adiga ama canuga aad isticmaasho mobaylka ama kamarada fiidyowga: Kadib markaad ku kaydiso dhammaan cajaladaha ku jira kombayutarka, hubi in laga masaxay mobilada ama kamaradaha aad u isticmaashay duubista.

     

    Waad ku mahadsan tahay danayntaada ee nasiib wacan shaqada aad qaban doonto ilaainta laga gaadhayo kal fadhiga xiga!