Casharka Kalfadhiga 19/19

Bogga 4/5 Mawduuca B: Gabagabada isticmaalka Barnaamijka Fairstart

Mawduuca B: Gabagabada isticmaalka barnaamijka Fairstart

DOOD IYO DIB UMILICSI

20 daqiiqo

  • Markaad eegto su’aalahan iyo jawaabahaan, ma soo koobi kartaa kartida aad hadda leedahay waalid barbaariye ahaaneed oo xirfad leh? Maxay yihiin saddexda karti ee ugu muhiimsan?
  • Ka-qaybgalkaaga tababarkan: Sideed uga faa’iidaysan kartaa waxaad baratay inaad kor ugu qaaddo daryeelkaaga barbaarinta si aad kor ugu qaaddo meeqaamka ay ku leedahay deegaanka oo aad dadka uga dhigto qaar ixtiraama xirfaddaada iyo carruurta aad daryeesho?
  • Maxay yihiin faallooyinka iyo soo jeedinta horumarinta barnaamijka ee aan u hayo naqshadeeyayaasha tababarka Fairstart ama macallimiinta/kormeerayaasha deegaanka?

     

    WADA XAAJOODKA KOOXDA AMA DIB UMILICSI SHAKHSIYADEED

    20 daqiiqo

    • Ka qaybqaadashadayda tababbarka Fairstart: Sideen ugu isticmaali karaa waxa aan bartay si aan kor ugu qaado daryeelkayga barbaarintayda si aan kor ugu qaado maqaamkayga deegaanka oo aan uga dhigo dadka in ay ixtiraamaan xirfadayda iyo carruurta aan daryeelno
    • Maxay yihiin faallooyinka iyo soo jeedinta horumarinta barnaamijka ee aan u hayo naqshadeeyayaasha tababarka Fairstart ama tababarayaasha/kormeerayaasha deegaanka ah?