Casharka kalfadhiga 7/19

Bogga 5/5 Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo casharka kalfadhiga xigaa ka hor.

Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo casharka kalfadhiga xigaa ka hor.

  • Fadlan qor ra’yigaaga iyo fikradaha aad ka heshay markaad tan akhrinaysay. Haddii ay suurtogal tahay, kala xaajoo macalinka, xaaskaaga ama saaxiibadaa.
  • Qor qorshe sida aad u shaqayn doonto ka hor inta aanad bilaabin casharka xiga.
  • Haddii adiga ama cunugaagu aad isticmaashaan talefanka gacanta ama duubista kamaradeed: markaad ku aad ku kaydiso dhammaan faylashaada kumbuyuutarkaaga Ka dib, hubi in faylasha laga tirtiray taleefannada gacanta iyo kamaradaha.

Waad ku mahadsan tahay danayntaada oo nasiib wacan ilaa inta laga gaadhay kalfadhiga xiga!