Casharka kal fadhiga 8/19

Bogga 3/3 Qorshe hawleed: Waxyaabaha la sameeyo casharka kan xiga ka hor.

Qorshe hawleed: Waxyaabaha la sameeyo ka hor kulanka xiga

  1. Markaad eegto qiimeyntaada, maxay kula tahay inay ahaayeen guulaha ugu wanaagsan ee aad ka gaartay shaqadaada waalidkii korinta ahaan?
  2. Maxay yihiin waxyaalaha ugu muhiimsan ee aad ka barateen naftiinna sidii qoys korinta ah?
  3. Mawduucyadee ayaad weli kala shaqayn doontaa ilmaha?
  4. Maxaad uga baahan tahay taageerada maamulada si aad u sii wadato?

 

Waad ku mahadsan tahay danayntaada ee nasiib wacan shaqada aad qaban doonto ilaainta laga gaadhayo kal fadhiga xiga!