Casharka kalfadhiga 12/21
Bogga 1/3 La shaqaynta maamulkaLa shaqaynta maamulka
Kartida la adeegsanayo:
Abuurista xiriir xirfadeed oo lala yeesho mas’uuliyiinta.
Dulucda casharka:
Casharkan tababarka waxaad ka shaqayn doontaa abuurista xidhiidh togan oo aad la yeelato maamulka: shaqaalaha bulshada, kormeerayaasha iyo maamulayaasha qoyska korinta.
Ujeedooyinka Kal fadhiga:
Hadafka fadhiga waa in la fahmo doorarka maamulka iyo la-taliyayaasha kuwaas oo ah loo-shaqeeyahaaga. Sidoo kale, si aad ula xidhiidho ururada qoyska korinta ee deegaanka.
Isku xidhka IFCO (Ururka Daryeelka Barbaarinta ee Caalamiga ah) www.ifco.info