Casharka Kalfadhiga 17/19

Bogga 8/9 Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo kal fadhiga xiga ka hor

Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo kal fadhiga  xiga ka hor

Iyada oo ku xidhan waayo-aragnimadaada carruurta darbi-jiifka ah iyo xaaladdaada deegaanka, waxaad diiradda saari kartaa hal mawduuc oo adiga kugu habboon casharkan. Fadlan kala hadal oo qor: sidee, cidda, meesha iyo goorta aad la shaqayn doonto mawduuca:

  • Qorshee sida shaqaalaha baxnaanintu iyo waalidiinta korinta ay u wada shaqayn karaan xilliga kala guurka ee daryeelka?
  • Baro wax badan oo ku saabsan hab-dhaqanka ku-xidhnaanta ammaan-darrada ee carruurta darbi-jiifka ah, iyo sida loola kulmo carruurta leh dhibaatooyinka ku-xidhnaanta? (fadlan eeg casharrada 5 iyo 6 ee barnaamijka Fairstart).
  • Qorshee sida aan u samayn doono shabakad xiriiriye ee bulshada dariiqyada?
  • Qorshee sida aan u dhiirigelino oo aan ula shaqayno ururada kale ee ku salaysan caqiidada iyo bulshada.
  • Qorshee sida aan kor ugu qaadi karno wacyiga bulshada oo aan u abuurno dabeecad wanaagsan oo ku wajahan carruurta darbi-jiifka ah? 

 

Xarunta SOS iyo Fairstart, waxay kuu rajeyneyaan nasiib wacan shaqada wanaagsan ee aad ku daryeesho carruurta darbi jiifka ah!