Casharka Kalfadhiga 17/19

Bogga 9/9 Lifaaqa: Linkiyada/iskuxidhyada mashaariicyada waddooyinka ee kale

Lifaaqa: isku xidhka mashaariicda waddooyinka kale

Halkan waxaa ah mashruucyo kale oo carruurta darbi jiifka ah oo loogu talagalay dhiirigelintaada. Haddii ay faa’iido leedahay, waad la xiriiri kartaa iyaga. Ma laga yaabaa inaad taqaano ururo kale oo caqiido ku salaysan iyo ururo bulsho oo la shaqeeya carruurta darbi-jiifka ah?