Casharka kal fadhiga 2/21

Bogga 4/4: Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo ka hor casharka kan xiga

Qorshe hawleedka: Waxyaabaha la sameeyo ka hor kulanka xiga

• Fadlan qor fikradahaaga iyo fikradaha aad ka heshay markaad koraalkan akhrinaysay. Haddii ay suurtagal tahay, kala xaajo iyaga kormeeraha, xaaskaaga ama saaxiibkaa.

• Qor qorshe sida aad u shaqayn doonto ka hor inta aanad bilaabin casharka kalfadhiga xiga.

• Haddii adiga ama ilmahu aad isticmaasheen duubista cajalado muuqaal ah: markaad ku kaydiso dhammaan cajaladaha kumbuyuutarkaaga Ka dib, hubi in aad ka tirtiray taleefanka gacanta ama kamarada.

Waad ku mahadsan tahay danayntaada, nasiib wacan ilaa inta laga gaadhay kalfadhiga xiga!

Aviator game.