Casharka 3/19

Bogga 6/6: Qorshaha shaqada: Waxyaabaha la sameeyo ka hor casharka kan xiga

Qorshaha shaqada: Waxyaabaha la sameeyo ka hor kulanka xiga

Qorshe u samee sida aad ula shaqayn karto:

  • Fadlan qor qorshe ku saabsan sida aad u shaqayn doonto ka hor inta aanad bilaabin casharka xiga.

  • Sideed ula shaqayn kartaa dulqaadka iyo xakamaynta ilmaha?

  • Sideed u samayn kartaa hawl maalmeedka iyo dhaqdhaqaaqyada ka caawinaya ubadku inuu dareemo inuu ammaan yahay oo deggan yahay, oo dareemaya inuu leeyahay adduun la saadaalin karo oo aan isbeddelin maalinba maalinta ka dambaysa?
  • Samee liis dhaqamada aad isku dayi doonto inaad wanaajiso iyo waxqabadyada/waqtiga maalinta aad samayn doonto.
  • Fadlan qorshee sida aad u sawiri lahayd qaar ka mid ah hawlahan, si aad hadhow dib ugu milicsato, ilmuhuna uu xasuus ahaan ugu yeesho marka uu weynaado.

 

Waad ku mahadsan tahay danayntaada, nasiib wacan ilaa inta laga gaadhay kalfadhiga xiga!