Casharka kalfadhiga 1/19

Bogga 5/5: Qorshe Hawleedka: Waxyaabaha la samaynayo Casharka kal fadhiga soo socda ka hor.

Qorshe Hawleedka: Waxyaabaha la samaynayo Casharka kal fadhiga soo socda ka hor.

Qorshe Hawleedka: Waxyaabaha la samaynayo Casharka kal fadhiga soo socda ka hor.

Dhammaadka Casharka kalfadhi kasta waxaad go’aansanaysaa qorshe hawleed. Qorshahan shaqo ee ugu horreeya, waxaanu kuu soo jeedinaynaa inaad.

  • Samayaso fiidiyowyo yar yar oo ku saabsan xaaladaha maalinlaha ah ilmaha adigoo isticmaalaya taleefankaaga gacanta. Haddii aadan haysan telefoon, kaliya Hel hal xaalad maalintiiba, una fiirso oo xusuusnow si aad wax uga sheegto casharrada soo socda. Tusaale ahaan in la wada quraacda,isla samaynta wax lagu farxo, isla shaqayn, iwm. Hubi inaad ku soo darto cajaladaha fiidiyowga ama indha-indheyntaada dadka uu ilmuhu la tacaamilayo.
  • Fiidiyowyadan ama indha-indhayntani waxay u noqon doonaan maalin uun wax qiimo weyn u leh ilmaha marka uu ka tago daryeelkaaga barbaarinta.
  • Waxaad ka doodi kartaan oo aad si wada jir ah uga falanqayn kartaan waxa aad dareenteen iyo qaabka aad u bidiso daryeelka si aad u fahamtaan waxa suurtogal ah iyo waxa aan suurto gal ku ahayn carruurta aad daryeesho.

 

 

Waalidka daryeelka barbaarintu oo la duubaysa cajald xaalad maalinle ah carruurta ay barbaariso.

Waad ku mahadsan tahay danayntaada ee nasiib wacan shaqada aad qaban doonto ilaainta laga gaadhayo kal fadhiga xiga!