Casharka Kalfadhiga 16/19

Bogga 6/6 Qorshe Hawleed

Qorshe Hawleed

U fiirso noocyada ciyaaraha ee carruurtaadu ay galayaan (qaabaysan, aan habaysan, alaab-ciyaareedyo, ma-jirto alaab-ciyaareed) oo ogow siyaabaha lagu ballaadhinayo fursadaha ciyaaraha ee kala duwan ee la heli karo.

Ka fikir xaaladaha maalinlaha ah – sidee ayaad u dhexgelin kartaa ciyaarta qayb dabiici ah oo ka mid ah hawl maalmeedkaaga? Hawlahee ayaad diiradda saari kartaa? Ma garan kartaa fursadaha aad la falgeli karto oo aad kula ciyaari karto ilmahaaga? 

Waad ku mahadsantahay danaynta nasiib wanaagsan ayaan kuu rajaynaynaa shaqadaada ilaa inta laga gaadhayo kalfadhiga xiga!