Casharka Kal fadhiga 2/21
Bogga 1/4: laga soobilaabo Qoyska dhabta ah ilaa qoyska daryeelka barbaarinta: u badalista gurigaaga goob shaqo.Laga soo bilaabo qoyska dhabta ah ilaa ilaa qoyska daryeelka barbaarinta: ka dhigida gurigaaga goob shaqo.
Kartida la adeegsanayo:
- Khariidaynta qiyamka togan ee qoyska barbaarinta.
- Si loo abuuro wacyigalin ku saabsan sida qiyamkaani u yihiin qalabka horumarinta xirfada daryeelka barbaarinta.
- U diyaarinta xubnaha qoyska doorkooda cusub.
Dulucda casharka kalfadhiga:
Casharkan tabobarka waxa aad ka shaqayn doontaa habka ay ku noqon lahayd goob daryeel oo xirfad kudheehan tahay iyo helida kartida xirfadeed ee nolosha qoyskaaga.
Ujeedooyinka Casharka kalfadhiga:
Hadafka ugu weyn ee casharka kal fadhigani waa in la qiimeeyo qiyamka qoyska kuwaas oo noqon doona kartidaada xirfadeed ee hawsha aad ku noqonayso qoyska daryeelka korinta.